Dhagayso: Khadbadii Madaxweyne Gaas ee Furitaanka Kalfadhigii 38-aad ee Baarlamaanka Dowlada Puntland

29 okt 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayy maanta furay Kalfadhiga 38-aad Ee Baarlamaanka Dowlada Puntland.

gaas1-764160

Madaxweynaha ayaa khudbad ka jeediyey Munaasabada Furitaanka Kalfadhiga Baarlamaanka, taasoo taabanaysa meelo badan oo ay ka mid tahay Duulaanka lagu soo qaaday magaalada Gaalkacyo, Horumaradii ay dawladu dalka ka samaysay mudadii u dhaxaysay labada kalfadhi.

Dhagayso Khudbadii Gaas

About The Author