Ganacsade reer Puntland ah oo ay Malayshiyada Galmudug ka afduubtay Gaalkacyo

29 okt 2016 (Puntlandes) Malayshiyada maamulka Galmudug ayaa waxay magaalada Gaalkacyo ku afduubteen nin Ganacsade ah oo reer Puntland ah.

231-7c3

Ganacsadaha oo lagu magaabo Maxamed Cali ayaa waxaa laga afduubtay saacadu markay ahyd  12:00 Agagaarka Suuqa Xoolaha ee magaalada Gaalkacyo.

Waa markii u horaysay oo dad shacab ah lagu kala afduubto gudaha magalada Gaalacyo, waxayna tani horseedaysaa inay sii huriso Colaadii Gaalkacyo ka taagnayd.

Puntlandes.com

About The Author