Safiirka Turkiga oo Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Dadban kala hadlay ”Faragelin uu ku sheegay inay in Ajenebi ku hayo” doorashooyinka Soomaaliya

29 okt 2016 (Puntlandes) Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Amb. Olgan Bekir ayaa la kulmay Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka dadban ee Federaalka Avv. Cumar Dhagey, iyagoo ka wada hadlay doorashooyinka dhowaan ka dhacaya dalka.

231-8c8

Kulankan oo khamiistii ka dhacay xarunta Safaaradda Turkiga ayaa looga halday sida loogu guuleysan karo caqabadaha amni iyo mid dhaqaale iyo fargelinta ay ku hayso Beesha Caalmku doorashooyinka dhowaan ka dhacaya dalka.

Safiirka ayaa kusoo qoray barta Facebook ee Safaaradda Turkiga ee Muqdisho gelinta ay shisheeyuhu ku hayaan doorashooyinka Soomaaliya.

Waxaa cajiib ah Turkigu ma Soomaali baa? Mise isna waa dal shisheeye oo danihiisa gaar ah sidii uu ku ilaashan lahaa ka shaqaynaya?

Puntlandes.com

About The Author