Gaalkacyo: Rasaas Teel Teel ah oo ka dhacaysa Koonfur Galbeed

Magaaladda Gaalkacyo oo maalmahaan ka nasatay diryankii Rasaasta iyo madaa fiicda, ayaa galabta waxaa la maqlayaa rasaas goos goos ah oo ka dhacaysa, meelihii ay ciidamadu isku hor fadhiyeen.

Rasaasta ayaa la maqlay waxyar ka dib markii uu magaalada ka kacau roob Muddo gaaban cabaar haye, sidoo kale waxaa uu kusoo aadaya xili laga rajo qabo in ay dhawaan biloowdaan wax un isku day ah oo dadaalo nabadeed ah.

Lasoco wixii kasoo kordha

About The Author