Gaalkacyo: Kulan saxafiyiinta Gaalkacyo iyo Qodobadii kasoo baxay (Sawirro+Dhagaysi)

Kulan ay isugu yimaadeen wariyayaal ka wada shaqeeya magaaladda Gaalkacyo, Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa looga hadlay arinta magaaladda Gaalkacyo iyo sida ay saxaafadda qaarkeed uga qayb qaadatay wax yaabihii ka dhacayey Gaalkacyo.

Kulankaan oo si hufan looga hadlay heerka kicinta coolaadaha ee Magaaladda Gaalkacyo, ayaa waxaa ay saxafiyiintu isku raaceen in ay joojiyaan dhamaan wixii ka hor imaanaya nabadda magaaladda Gaalkacyo iyo sidoo kale waraysiyada xasaasiga ah ee dadka kicinaya inta aan haatan colaada ku jirin.

Dhagayso Qaar ka mid ah wariyayaasha oo ka hadlay kulankaas.

Sawirro.

img_1246 img_1239 img_1229 img_1227 img_1222 img_1221

 

About The Author