Dhagayso: Qaar ka mida Odayaasha & Nabadoonada Gobolka Nugaal oo dhaliilay Shaqada Guddiga Doorashada

2 nov 2016 (Puntlandes) Qaar kamid ah waxgaradka iyo odayaasha gobolka Nugaal oo maanta warbaahinta lahadlaya ayaa dhaliilay qaabka ay wax u wadaan gudiga doorashada dadban ee Puntland.

158ab

Nabadoonada iyo waxgaradka shirka qabtay ayaa sheegay in gudigu laabay go’aankii gudiga xallinta khilaafaadku ku joojiyey diiwaangelinta musharaxiinta inta laga xallinayo cabashada musharixiinta.

Waxa ay sheegeen in gudiga doorashadu laabay cabashooyinkii musharixiinta ayna qaadi doonaan wixii cawaaqib xumo ah ee kayimaada arrimahaasi.

Dhagayso Qaar ka mida Odayaasha & Nabadoonada Gobolka Nugaal


Puntlandes.com

About The Author