Daawo Video-DHEGEYSO-Madaxweynaha Dowladda Puntland Oo Kahadlay Dagaalada Galkacyo.

2 nov 2016 (Puntlandes), Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta lagu soodhoweeyey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa kahadlay dagaalada magaalada Galkacyo.

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa sheegay in mudadii uu ku sugnaa Imaaraadka Carabta ay arrimaha magaalada Galkacyo ka wada hadleen madaxweynaha Galmudug.

231-9a6

 

Dr Gaas, wuxuu sheegay in Puntland aysan marna duulaan cid ku ahayn doonaysana in arrimaha Galkacyo lagu xalliyo hanaan nabadeed  shacabkana magaalada lagu sooceliyo.

DHEGEYSO

About The Author