DHEGEYSO-Gudoomiyaha Gobolka Mudug Oo Kahadlay Dagaalkii Maanta.

????????????????????????????????????

November 06 2016 (Puntlandes)–Gudoomiyaha gobolka Mudug ee dowladda Puntland Xasan Maxamed Khaliif Abgaalow oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaal khasaare ba’an geystey oo kadhacay magaalada Galkacyp.

Mudane Abgaalow ayaa sheegay in saaka aroortii dagaal culus ay Galmudug kusoo qaaday ciidanka dowladda Puntland uuna dagaalkaasi dhaliyey khasaare nafeed oo baahsan.

DHEGEYSO

About The Author