Sawirro-Dowladda Puntland Oo Diyaarisay Ciidankii Weerari Lahaa Qandala.

November 08 2016 (Puntlandes)–-Dowladda Puntland ayaa diyaarisay ciidamada qaadi lahaa howgalka lagu xoraynayo degmada Qandala ee gobolka Bari, halkaas oo ay labo todobaad kahor qabsadeen mintidiin katirsan kooxda Daacish.

Waxaa ciidankaasi hogaaminaya sarkaal sare oo lagu magacaabo Gorayo Coyl oo kamid ah saraakiisha amniga Puntland, waxaana loo dirayo Qandala qeyb ka yihiin ciidamadii uu watay gudoomiyihii hore ee gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Gallan, kadib heshiiskii uu la galay Puntland.

SAWIRRO

10712906_1736249183363835_1215513077387831937_n 14925374_1736249433363810_5731581976854135356_n

About The Author