DHEGEYSO-Odayaasha Baraxleey,”Xabad Joojin Ma Ogolin Dagaalkana Haduu Bilowday”.

November 08 2016 (Puntlandes)- Odayaasha koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in aysan aqbali doonin xabad joojin ay wada gaareen Maamulada Puntland & Galmudug, taas oo ku saabsan sidii loo joojin lahaa dirirta colaaddeed ee ka taagan magaaladaas.

Mid kamid ah odayaasha Baraxleey oo sheegay  inuu yahay Suldaanka Beesha Habargidir oo uu sheegay in uu afkeeda ku hadlayo ayaa sheegay in ay wadayaan dagaalka oo ay ku duminayaan daganaanshaha magaalada.

DHEGEYSO

About The Author