DHEGEYSO-Gudiga Doorashada Dadban Oo Garoowe Kula Kulmay Danjire Micheal Keating.

Gudiga doorashada dadban ee heer maamul goboleed ee Puntland ayaa maanta kulan laqaatay wafti uu horkacayey wakiilka xogahayah guud ee qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating.

Nabadoon Khaliif Awcali Gudoomiyaha gudiga doorashada heer Puntland oo warbaahinta lahadlay kulanka kadib ayaa sheegay inay kawada hadleen halka ay marayso doorashada heer Puntland iyo dhamaystirka xubnaha aqalka hoose ee haray.

DHEGEYSO

About The Author