Sawirro-Ergada Dooranaysa Xubnaha Aqalka Hoose Oo Garoowe Tababar Uga Furmay.

November 12 2016 (Puntlandes)-Xarumaha jaamacadaha Puntland State University iyo EAU ee magaalada Garoowe ayaa saaka waxaa ka furmay kulamo ballaaran oo laysugu yeeray ergooyinka kasocda beelaha aan weli dooran xubnaha barlamaanka oo Garoowe soo gaarey.

Xubnaha gudiga doorashada dadban ee heer maamul goboleed ayaa ergooyinka ay saaka xereeyeen waxa ay siinayaan tababar ku aadan sidii ay uga qaybgeli lahaayeen doorashada iyo qaabka saxda ah ee ay u kala dooran doonaan musharixiinta.

SAWIRRO

14956394_1160873737334897_5460044194733797494_n 14963143_1160875194001418_1038781358137594592_n 15032795_1160874340668170_3556753999319334183_n

About The Author