DHEGEYSO-Deegaamada Puntland Oo Saaka Roob-doon Looga Baxayo.

img_5557-740x493

November 14 2016 (Puntlandes)-Agaasimaha Guud ee wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland Jibriil Maxamed Saalax ayaa caawo Sheegay inay malinta maanta oo Isniin ah taariikhdunu tahay 14 November 2016 loo asteeyey in laysugu soobaxo roobdoon loo dhanyahay.

Agaasimaha ayaa shacabka Puntland ugu baqay inay ka qeyb galaan Roobdoonta maalinta Bari ah la filayo inay ka dhacdo Deegaano badan oo katirsan Puntland.

DHEGEYSO

About The Author