Dhagayso: Faysal Rooble oo Golaha1960 uga waramay musuqmaasaqa hareeyey Doorashada & aragtida ururada & dowladaha caawiya Somaliya

23 nov 2016 (Puntlandes) Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble ayaa waraysi uu siiyey Golaha1960 uga waramay Musuqmaasaqa hareeyey Doorashada Baarlamaanka Soomaaliya ee 2016ka iyo aragtida ay ka qabaan Ururada iyo Dowladaha caawiya Soomaaliya.

231-9c9

Golaha codka shacabka somaliyeed iyo websaydhada uu Goluhu leeyahay sida golaha1960.com iyo websaydka ay wadshaqayna leeyihiin ee Puntlandes.com.

Dhagayso: Golaha1960 oo ka Waraystay Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble Musuqmaasaqa hareeyey Doorashada Baarlamaanka Soomaaliya ee 2016ka


Puntlandes.com

About The Author