Akhriso Magacyada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee lagu Doortay Kismaayo

25 nov 2016 (Puntlandes) Jubbaland ayaa noqday maamulkii ugu horreeyey ee soo dhameystira Doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

230-2a8

Guud ahaan 43 xildhibaan ayaa lagu doortay magaalada Kismaayo, oo shalay lagu qabtay xaflad lagu soo xirayey doorashooyinkii halkaas ka socday dhowrka tododbaadka.

Haddaba waa kuwan magacyada 43-ka xildhibaan ee lagu doortay doorashada.

Xildhibaanada dib loo soo doortay:

1. Xildhibaan Cabdirashid Maxamed Xidig: Xildhibaan iyo Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha.
2. Xildhibaan Cusmaan Libaax Ibrahim: Xildhibaan, Wasiir Ku Xigeenka shaqada iyo shaqaalaha.
3. Xildhibaan Maryan Aweys Jaamac, Xildhibaan iyo Wasiir hore ee qoyska
4. Xildhibaan Xamze Sheekh Xasan Colow, Xildhibaan federaalka ah
5. Xildhibaan Luul Cabdi Aden : Xildhibaan Federaalka ah
6. Xildhibaan Cabdulahi Yusuf Xasan: Xildhibaan federaalka ah
7. Xildhibaan Cabdi Casis Cabdulahi Yusuf: Xildhibaan federaalka ah
8. Xildhibaan C/qaadir Sheekh Cali : Xildhibaan federaalka ah
9. Xildhibaan Cismaan Ibraahim Xildhibaan federaalka ah
10. Xildhibaan Maxamed Cumar Cali Caano-nuug : Xildhibaannadii KMG
11. Xildhibaan C/raaxmaan Kumiye Xirsi, Xildhibaan iyo wasiiru dowlaha madaxtooyada
12. Xildhibaan Sahro Jaamac Qorsheel : Xildhibaan federaalka ah
13. Xildhibaan Liibaan Osman Abdirahman: Xildhibaan federaalka ah
14. Xildhibaan Cabdi Cali Xasan : Xildhibaan federaalka ah
15. Xildhibaan Maxamuud Cali Magan : Xildhibaan federaalka ah
16. Xildhibaan Cabdulahi Maxamed Aden-Shaacir: Xildhibaan federaalka ah
17. Xildhibaan Maxamed Cabdi Maxamed Gaandi : Federaalka ah

Xildhibaanada Cusub:

1. Xildhibaan Sheekh Nuur Maxamed Xasan
2. Xildhibaan Farxiyo Xasan Axmed
3. Xildhibaan Sacdiyo Muuse C/laahi
4. Xildhibaan Cabdulahi Obokor Xaaji
5. Xildhibaan Haashim Nur Aden
6. Xildhibaan Jibril Cabdirashid Xaaji
7. Xildhibaan Maxamed Cali Xuseen
8. Xildhibaan Cabdiqadir Aden Nur
9. Xildhibaan Xasan Cabdi Ismacil
10. Xildhibaan Xaawo Maxamed Aden
11. Xildhibaan Aden Isaaq Cali.
12. Xildhibaan Maxamed Aden Macalin
13. Xildhibaan Maxamed Xasan Idirisa
14. Xildhibaan Cbbaas Cabdulahi S. Siraaje
15. Xildhibaan Cabdi Aziz Abdulahi
16. Xildhibaan Maxamed Diriye Khalif
17. Xildhibaan Cali Maxamed Muse
18. Xil;dhibaan Maxamed Nuur Iftin
19. Xildhibaan Saqar Ibrahin Abdalla
20. Xildhibaan Cabdifatax Maxamed Cali
21. Xildhibaan Cabdiqadir Maxamed Cusmaan
22. Xildhibaan Sahro Xuseen Cali
23. Xildhibaan Dalees Xasan Aadan
24. Xildhibaan Cali Cusmaan Xersi
25. Xildhibaan Sagal Cabdirisaq Biixi
26. Xildhibaan Ibrahim Maxamed Xuseen

Puntlandes.com

About The Author