Dhagayso: Waraysi uu Arrimaha Siyaasadda uga hadlay oo uu Musharax Xaaji Maxamed Yaasiin Siiyey GOLAHA1960

26 nov 2016 (Puntlandes) Alxaaji Maxamed Yaasiin oo ah Ganacasade Soomaaliyeed isla markaana ah musharrax u taagan loollanka jagada Madaxweynaha Soomaaliya ee sanadka 2016. Xaaji Maxamed ayaa horay isugu soo sharraxay xilkan hadda ka hor laakiin aan ku guulaysan.
232-5b4
Wuxu si qota dheer uga hadlay taariikhda iyo geeddi socodka Soomaaliya, isagoona hoosta ka xarriiqay in dhibaatada Soomaaliya eersatay hoggaan xumo waxa uu ugu yeedhay.

Dhagayso Waraysiga oo uu qaaday Maxamed Xasan Dhegood, Golaha1960


Puntlandes.com

About The Author