DEG DEG: Akhriso Dawlada Puntland oo gebi ahaanba joojisay hawlihii Doorashada Aqalka Hoose ee Garowe ka socday

28 nov 2016 (Puntlandes) Dawlada Puntland oo 25kii bishan nov 2016 soo saartay Qoraal ay ku sheegtay in aan la bdelin go’aamadii ay horay u gaareen NLF (Madasha Hogaamiyayaasha Soomaaliaya) ee la xiriiray qaybsiga iyo habka ay u dhacayso Xildhibaanada labada Aqala ee kasoo jeeda Somaliland ayaa gebi ahaanba joojisay hawlihii Doorashada Aqalka Hoose ee Garowe ka socday.

Dawlada Puntland ayey joojinteeda la xiriirtaa kadib markii ay Xamar ka dhaga adaygtay inay u hogaansanto wixii lagusoo Heshiiyey sidii Caadada u ahayd,

Akhriso Qoraalka ay Dawlada Puntland ku gebi ahaanba joojisay hawlihii Doorashada Aqalka Hoose ee Garowe ka socday

232-5c1a

Puntlandes.com

About The Author