Sawirro-Jaamacadda PSU Garoowe Oo Deeq Ku Wareejisey Gurmadka Abaaraha.

December 01 2016 (Puntlandes)-Maamulka iyo Ardayda jaamacadda #PSU ayaa maanta gudiga abaarha puntland ku wareejiyey rashin iyo lacago loogu talo galay in lagaarsiiyo dadka ay abaaruhuhu saameyeen.

.Noocayadda Rashinka
1.Bur oo ka koobaan = 10 kiish
2.Bariis oo ka kooban = 25 kiish
3.Sonkor oo ka kooban = 7 kiish
4.Saliid oo ka kooban = 40 kartoon
5.timir oo ka kooban = 4 kartoon
6.caano boore =
7.Baaso oo ka kooban = 43 kartoon
8. Sharaabka ILLO Tango = 46 kartoon
9.
Cadadka Lacagta .
$4,483(AFAR KUN AFAR BOQOL SIDEETAN IYO SADEX DOLAR)
So.Sh. 26,600,00 (LIX IYO LAABAN MALAYAN IYO LIX BOQO SH. SO.)
Madaxweynaha Jaamacadda #PSU Mohamud Hamid Hamid ayaa ku wareejiyey gudiga abaaraha ee Dawlada Puntalnd.

SAWIRRO

15230549_920419831392581_317864129748518615_n 15319204_920420061392558_7907652629568491308_n

About The Author