NO COMENTS DAAWO Labadan Muuqaal oo ku saabsan Kulankii RW Cumar & Xil. JL ee labada Aqal BJFS- Videowyada mid waa TVga Xasan Sheekh!!!

3 dec 2016 (Puntlandes) DAAWO Labadan Muuqaal oo ku saabsan Kulankii Ra’iisul Wasaaraha DFS Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya uu Kismayo kula kula kulmay xubnaha Jubaland ee labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda GFederaalka Soomaliya.

received_702387523262805

Muqaalada ayaa mid ka mid ah waxaa diyaariyey ama baahihiyey SNTV oo si toos ah u hoos taga Madaxweynaha DFS ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, waxaana loo ekaysiiyey Muuqaalka inuu RW Cumar taageersan yahay masharaxnimada Xasan Sheekh waxaana laga jaray dhamaan erayadii muujinayey inuu yahay Mushax u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Daawo Muuwqaalka SNTV

Halka ay baahiyeen TVyada kale muuqaalka saxda ah ee uu RW Cumar ku sheegay inuu yahay Musharax uuna dalku u baahan yahay isbedel Madaxweyne iyadoo uusan dalku kusii socon karin Hogaanka Xasan Sheekh.

Halkan ka daawo Muuqaalka saxda ah

Hoos ka akhriso Qoraal ay Warbaahinta Puntlandes ka diyaarisay Barnaamijka uusoo Bandhigay Ra’iisul Wasaaraha DFS Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

RW Cumar oo Kismayo ugu soo bandhigay xubnaha JL ee labada Aqal ee barlamanka JFS Siyaasadda uu dalka ku hogaamin doono

Puntlandes.com

About The Author