Daawo Video: Daawooyin la soo gaarsiiyey Isbitaalka Gobolka Mudug ee magaalaga Gaalkacyo

6 dec 2016 (Puntlandes) Magaaladda Gaalkacyo waxaa lasoo gaarsiiyey, daawo loogu talagalay isbitaalka weyn, oo ay ugu deeqday Hay’adda Bisha cas ee Qadar iyo WHO.

img_3328

Deeqdaan oo muddo taalay Garoonka diyaaradaha Adan Cadde International Airport, ayaa waxaa maanta lasoo gaarsiiyey Gaalkacyo, kadib markii uu dadaal badan galiyey Musharax Xildhibaan C/qani Cabdi Jamac (Orhaye),  oo ugu danbayntii ku guulaystay in diyaar gaar lagu sooqaado daawadaas.

Puntlandes.com

About The Author