Ogeysiis: Doorashada Guddoomiyaha Golaha Qurbojoogta Puntland ee Australia Melbourne

233-2a8

Ogeysiis:

Doorashada Guddoomiyaha Golaha Qurbojoogta Puntland ee Australia Melbourne

Dhammaan xubnaha Golaha Qurbojoogta Puntland ee Australia (Australian Puntland Diaspora Forum Inc.) waxaa la ogaysiinayaa in dhowaan la qaban doono doorashada Guddoomiyaha Golaha, haddii Alle idmo.

 

Sidaas darteed, waxaa si xushmad leh looga codsanaynaa xubnaha Golaha inay kasoo qayb galaan kulankaas doorashada. Qofkii doonaya inuu xubin cusub ka noqdo Golaha xubinimadu way furan tahay ilaa 28da Diseembar ee sanadkan 2016.

 

Goobta doorashada iyo waqtiga la qabanayo waa sida hoos ku sheegan:

 

Goobta:

Kensington Town Hall: 33-34 Blair St, Kensington Vic 3031. Close to New Market Train Station.

 

Waqtiga:

Sunday 8 January 2017 (5:00pm to 10:00pm)

 

Haddii aad macluumaad dheeraad u baahato, fadlan la xiriir shaqsiyaadkan taleefanadoodu hoos ku qoran yihiin:

Halkaan ka akhriso Maqaal magaciisu uu yahay: Fayraskii lidka ku ahaa Australian Puntland Diaspora oo soo gaaray Melbourne, Australia

Ahmed Mohamed Warsame:

Guddoomiyaha Golaha APDF INC,

Mobile Number: 0411 981 769

 

Mukhtar Farah Ali:

Xoghayaha Golaha APDF INC,

Mobile Number: 0402 259 734.

 

“UNITED WE STAND DIVIDED WE FALL”

233-2a7

Ahmed Mohamed Warsame

Guddoomiyaha Golaha Qurbojoogta Puntland ee Australia Melbourne

About The Author