DHEGEYSO-Xaaladda Magaalada Galkacyo oo kacsan iyo gaadiidkii oo aan weli isu gudbin.

December 15 2016 (Puntlandes)-Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa saaka ku waaberiisatay iyadoo ay guud ahaanba xiran yihin kantaroolka waqooyiga iyo midka koonfureed ee magaalada Gaalkacyo.

Maxamud Yaasiin Tumey, gudoomiyaha golaha deegaanka ee degmada Galkacyo oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay inay ku howlan yihiin sidii xaaladda magaalada ay usii dejin lahaayeen, islamarkaana meesha looga saari lahaa khilaafka.

DHEGEYSO

About The Author