DHEGEYSO-Soomaaliland Oo Shaacisay In Khaatumo Maamulkooda Ku Biirtay.

December 28 2016 (Puntlandes)-Wasiirka arimaha dibada maamulka Somaliland Sacad Cali Shire  oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Mowqifka maamulka Somaliland ee ah gooni isku taaga in aysan dhici doonin in ay marnaba  ka tanaasulaan.

Sacad Cali Shire ayaa waxa uu sheegay in wahadalada u dhaxeeya maamulka Somaliland iyo Khaatuma in ay yihiin kuwo lagu doonayo in lagu xaliyo khilaafka ka dhex jira maamulka Somaliland.

DHEGEYSO

About The Author