DHAGAYSO: BARNAMIJKA SOO NOOLAYNTA WADANIYADDA IYO IS-JECLAYSIINTA UMMADDA SOMALIYEED

29 dec 2016 (Puntlandes) Barnaamijkan aanu kaga hadalno soo noolaynta wadaninimada iyo is jeclaanta ummadda somaliyeed oo ay iska kaashadaan soo bandhigidiisa Golaha1960,iyo Websaydhada ay wada shaqaynta leeyihiin .

231-9b4

Barnaamijakan oo aanu kaga hadalay DARDAARAN IYO TALO LOO JEEDIYEY BAARLAMAANKA CUSUB IYO WAXA AY SHACABKA SOMALIYEED KA SUGAYAAAN ,MAADAAMA UU BAARLAMAANKII HORE IYO HOGAANKII HORE AY KA QUUSTEEN ,AYNA KA WAAYEEN WIXII HORUMAR AHAA EE AY KA SUGAYEEN.

Barnaamijakan waxaa ka qayb qaatay Aqoonyahanada ,siyaasiyiinta Golaha1960, Sida  Sheekh Dalmar,Aqoonyhan Cagaaran,Siyaasi Xaaji Caare

Golaha codka shacabka somaliyeed iyo websaydhada uu Goluhu leeyahay sida golaha1960.com iyo websaydka ay wadshaqayna leeyihiin ee Puntlandes.com.  Arrimaha.com

Dhagayso Barnaamijka oo uu daadihinayo wariye Dhegood


Puntlandes.com

About The Author