DHEGEYSO-Gudoomiye Abgaalow oo kahadlay xallinta xiisadda Dudun.

????????????????????????????????????

December 31 2016 (Puntlandes)-Deegaanka Dudun ee xuduudka Puntland iyo dowladda deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ay maalin kahor ku dagaalameen ciidanka labada dhinac ayaa waxaa haatan laga soo sheegayaa xaalad deganaansho.

Xasan Maxamed Khaliif (Abgaalow) gudoomiyaha gobolka Mudug ee dowladda Puntland ayaa sheegay in xabaad joojin laysku afgartay wixii qalad ahna xal kama dambays ah laga gaari doono.

DHEGEYSO

About The Author