Dhagayso: Prof Cabdirashiid Caddillahi (SAABIR) oo Waraysi la xiriira Soomaaliya & khataraha ku xeeran siiyey Golaha1960

31 dec 2016 (Puntlandes) Waraysigan uu siiyey Prof Cabdirashiid Cabdilqaadir  (GEYRE) golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,wuxuu aad ugaga hadlay CODSI AY  AQOONYAHANA SOMALIYEED  KU CODSANAYAAN IN SOMALIYA DIB LOOGU CELIYO DOWLADNIMO GAARSIIN MAR LABAAD (GUMEYSI CUSUB)

231-9b4

Prof Cabdirashiid Cabdilqaadir (SAABIR) wuxuu waraysigan kaga hadlayaa  cawaaqib xumada ay somaliya u keeneyso haddii mar labaad Soomaaliya gumaysi dib loogu celiyo ,iyadoo lagu sababaynayo in somaliya dib loogu dhisi doono ha’yadaha dowladnimada looga baahan yahay .

Weriye  Maxamud Axmed Cabdalle

Puntlandes ,Saadaal, Arrimaha iyo Golaha1960.com

About The Author