Sawirro-Wararkii ugu dambeeyey ee Garoonka Garoowe iyo ganacsatada oo loo baaqay.

Jan 02 2017 (Puntlandes)-Gudiga kuhowlan dhismaha garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa sheegay in dhismaha garoonku uu marayo meel xasaasi ah dhaqaalihiina uu ka go’ay.

Gudoomiyaha degmada Garoowe ayaa sheegay in loobaahan yahay in shirkadaha ganacsiga iyo dadka reer Puntland ay ka qaybqaataan dhismaha Garoonka oo kujira marxaladihii ugu dambeeyey ee dhismihiisa.

Mid kamid ah hawaaladaha magaalada Garoowe ka howlgala ayaa ku wareejisey xalay gudiga lacag dhan 5 kun oo dollar oo loogu talagalay dhismaha Garoonka.

dsc00703

About The Author