Gudiga Isbitaalka weyn oo maanta ka warbixiyey Waxa qabsoomay, waxa qorshaysan iyo Dhaqaalaha (Dhagayso+Sawirro)

Gudiga dib u dhiska Isbitaalka weyn ayaa maanta ka warbixiyey, heerka uu marayo dib u dhiska isbitaalkaweyn iyo qorshayaasha ay leeyihiin Mustaqbalka Dhow.

Kulankaan ayaa waxaa ay uga warameen, dhaqaalihii ay qabteen, sidii uu ubaxay iyo waxa ay haatan gacanta ku hayaan, sidoo kale waxaa ay sheegeen in ay u qorshaysan tahay sidii ay loo bilaabilahaa dismaha cusub ee Isbitaalka, iyaga oo sheegay in haatan la sameeyey gudi loogu tala galay, in uu kala saaro naqshada ay soo gudbiyeen Injineerada, ku waas uu tar tamaya Dhismaha Isbitaalka.

Hoos ka dhagayso Codadka.

Codka Gudoomiyaha

Codka Marwo Caasho

Daawo Sawirro

12 10 8 4 3 2 1

About The Author