Horyaalka Kubbadda Cagta Puntland oo si rasmi ah u furmay (Sawirro+Warbixin)

Waxaa magaalo madaxda Dowladda Puntland ee Garoowe, ka furmay horyaalkii kooxaha heerka koowaad ee Puntland, kaas oo ay ka qayb gali doonaan 9 kooxooda oo ka dhisan Puntland.

Kooxaha ka Qayb gali doona ayaa kala ah, Bari Fc, Boosaaso, Comsed Fc, Garowe City, Homboboro Fc, Horseed Fc iyo Somtel Fc.

Kulankii ugu horeeyey waxaa wada ciyaaray labada kooxood ee kala ah, Garowe City iyo Bari Fc,waxaana 0-1, guushu ku raacday kooxda Bari Fc, oo noqotay kooxdii ugu horaysay ee guul ka gaarta horyaalka.

9ka Bisha, oo Isniin kubeegan ayaa waxaa wada ciyaari doonaa kooxaha Comed Fc iyo Boosaso Fc, oo kulanka hore yeelan doona, waxaa isla galabkaas Ciyaaraya iyaguna Qardho Fc iyo Homboboro Fc, oo ciyaarta danbe yeelan doona.

Daawo Sawirrodsc03219 img_3232 img_3254 img_3268 img_3436 img_3455 img_3465 img_3498 img_3518 img_3520 img_3522 img_3530 img_3544 img_3551 img_3561 img_3566 img_3574

About The Author