Homboboro Fc iyo BosasoFc oo labaduba guulo Gaaray (Sawirro+Warbixin)

Waxaa maalinkii labaad Soconaya Horyaal Kooxaha heerka koowaad ee Puntland, waxaana maanta dhacay laba kulan oo isdaba joog ah, kuwaas oo ay isku arkeen 4kooxood.

Kulankii koowaad ayaa waxaa fooda isku dadaray labada kooxood ee Comsed Fc iyo Kooxda Boosaaso Fc, waxaana y guusha Raacday kooxda BoosaasoFc, oo ku badisay 2-1.
Kulanka labaad ayaa ahaa mid xiiso badan isana waxaana isku arkay kooxaha kala ah Qardho Fc iyo Homboboro Fc, Ciyaar kulul kadib waxaa ay guusho raacday Kooxda HoboboroFc, oo ku guulaysattay 1-0.
kulamadaan ayaa qayb ka ah, horyaalka Puntland oo la filayao in uu socda 3bilood ee Soosocda, iyada oo ciyaaraha wajiga labaad ay ka dhicidoonaan Gobolada iyo magaalooyinka ee Puntland sida Boosaaso, Gaalkacyo, Qardho iyo Garoowe oo uu hadda kasocda.
Hirgalinyta Koobkaan ayaa waxaa iska kaashanay, Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland iyo Ciriirka Kubbadda cagata Soomaaliya, waxaana uu Qayb ka yahay balaarinta iyo dib u dhiska hanaanka Ciyaarah Kubbadda Cagata Soomaaliya.
SAWIRRO
img_3639 img_3735 img_3739 img_3797 img_3804 img_3810 img_3818 img_3823 img_3835 img_3858 img_3874 img_3927 img_3978 img_4059

About The Author