Daawo Video: Ciidanka Milatariga oo ku dhawaaqay inay Amarka ka qaadanayaan Gudoomiye Jawaari oo kaliya

16 jan 2017 (Puntlandes) Madaxa Gadiida Gaashaaman ee Ciidamada Xooga Dalka Gaashaanle Sare Maxamuud Macalin Koronto oo Warbaahinta la hadlaya ayaa ku dhawaaqay inay Amarka ka qaadanayaan Ciidamada Qaranku Gudoomiye Jawaari oo kaliya.

233-7d

Gashaanle koronto ayaa farta ku fiiqay in Xassan sheekh uusan ahayn iminka Madaxweynaha Soomaaliya uuna ka dhamaaday waqtigiisii aysana Ciidamadu u dul qaadan doonin mar dambe.

Daawo Muuqaal

Puntlandes.com

About The Author