Dhagayso:-Hay,ada Wadooyinka Puntland Oo Kormeer Kusamaysay Deegaano Wado Xamo Lacga Cawday Oo Kuyaal Deegaanka Ceel Lahelay

Masuuliyiinta hay,ada wadooyinka dowlada Puntland oo kashanaya taliska qaybta booliska ee gobolka mudug,wax garadka,ganacsato,iyo maamulka degmadajariiban iyo kan deegaanka bali busle ayaa tagay deegaanka ceel la helay oo cabasho dhanka wadooyinkaa ka timid.

maamulka deegaanka bali busle iyo kan degmada jariiban ayaa sheegey in deegaanka ceel la heley iyo miyiga u dhow aan boyadaha biyuhu tagi karin maadaama aysan jirin wadooyin nadiifa oo booyaduhu maraan waxaana taasi keentay sare u kac dhanka booyadahaa.

Qaar kamida ganacsatada deegaanka ayaa sheegey inay diyar uyihin inay bixiyaan lacagta wadooyin lagu falayo qaarna ay sheegeen inay cagaf bixinayaan hadii shidaal loo helayo taasina waxay keentay in hay,ada wadooyinka Puntland qay mayn kadib sheegtay inay jawaab deg dega bixinayso

Hoos ka dhagayso

About The Author