Daawo:-Muwaadiniin Reer Yaman Ah Oo Dowlada iyo Shacabka Puntland Uga Mahad Celiyay Sida Lola Soo Dhaweeyey

Islam Cabdalle Saciid oo ah hogaamiyaha dadka reer yamen ee kusgan Puntland ayaa waxaa uu sheegey in reer Puntland iyo dowladooda si wanagsan usoo dhaweeyeen ulana dhaqmaan mar uu ka hadlayay laba marxuum oo qardho ku dhintay ayaa uu sheegey in lagala qayb qaatay aaska.

Islam Cabdalle Saciid ayaa sheegey in maamulka degmada qardho iyo shacabkoodu si wanagsan uga qayb qateen aaskaas waxaana uu sheegey markii uu garowe ka tagayay xataa in baabuurta shidaal looga buuxiyay lagana qayb galay aaska.

Hoos ka daawo

About The Author