Dhagayso:-Mayd La Aqoonsan Wayay Oo Isbitaalka Garowe La Keeney

????????????????????????????????????

Qofkaan maydkiisa la aqoon san wayay ayaa maanta ciidanka ilaalada wadooyinka gobolka nugaal keenen isbitaalka Garawe ilaa hadana majidho cid aqoon satay qofkaan aya gaari xalay ku dilay inta udhaxay kaantaroolka bari iyo magaalada sida uu xaqiijiyay Ismaaciil Xirsi Qabaal taliyaha ciidanka ilaalada wadooyinka dowlada Puntland.

Ismaaciil Xirsi Qabaal taliyaha ciidanka ilaalada wadooyinka dowlada Puntland ayaa waxaa uu sheegey in qofkan dhintay oo lugaynaya gaari dilay mana wadan qofkaan wax cayn ah waxaana goobta ka baxsaday gaarigii dilay marxuumkaan.

Ismaaciil Xirsi Qabaal taliyaha ciidanka ilaalada wadooyinka dowlada Puntland ayaa waxaa codsaday in maydkaan loo tago si loo helo ehelkiisa ama cid aqoon sata madama uu xalay uu geeriyooday ilaa hadana aysan cidna aqoon sana .

Hoos Codka ka dhagayso

About The Author