Daawo Video: Xildhibaanada Baarlamaanka Galmuudug oo soo saaray sharuudaha musharaxa madaxweynaha Galmudug

18 jan 2017 (Puntlandes) Xildhibaanada Baarlamaanka Galmuudug oo ku guda jira Doorashada madaxweynaha maamulkaas ayaa maanta waxay soo saareen sharuudaha looga baahan yahay musharaxa madaxweynaha Galmudug iyo Jadwalka Habraaca Doorashada.
233-6a7

Dhana kale Gudoomiye kuxigenka Baarlamaanka Galmuudug ayaa sheegay inuu ka xun yahay dhacdadii shalay lagu soo weeraray xarunta Baarlamaanka Galmuudug isagoona ka tacsiyeeyey Askartoii ku geeryootay.

Puntlandes.com

About The Author