Boosaaso:-Qurba Joogta Maalgashiga Wada Oo Dhul Bilaasha Lasiinayo

A general view shows activity at Somali's northern port town of Bosasso, November 24, 2008. Somali pirates holding a Saudi supertanker after the largest hijacking in maritime history have reduced their ransom demand to $15 million, an Islamist leader and regional maritime group both said on Monday. REUTERS/Abdiqani Hassan (SOMALIA)

Gudoomiyaha gobolka bari yuusuf Maxamed wacays ayaa waxaa uu shaaciyay in qurba joogta reer Puntland ee Doonaysa inay maal gashi sameeyaan ay siinayaan maamulku dhul bilaasha ah oo ugu filan maalgashiga ay samaynayaan.

“Cid waliba oo maal gashi ka samaynasa dhulka Puntland wuxuu maamulku siinayaa dhul ku filan oo ku wanaagsan nooca maal gashi ee ay samaynayaan waana kusoo dhawaynana ayuu yiri gudoomiyaha gobolka bari oo amuurtaan ka hadlayay.

Dhulka la shaaciyay ayaa waxa kamida dhul saaran xeebta magaalada boosaaso kaasi oo maamulku sheegey in lasiinayo cid waliba oo dalka iyo dadka wax kusoo kordhinaysa abuureysanaya fursado shaqo oo dadka iyo deegaanka faaiido u ah.

Puntlandes.com

About The Author