Dhagayso+Wabixin+Sawirro:-400 Oo Arday Oo Ufariistay Imtixaanka Simirka Ugu Dambeeyay Sanad Dugsiyeedka 2016/2017 Jaamacada Bariga Africa Gaalkacyo

Jamacada bariga africa qaybteeda Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa imtixaankii ugu dambeeyay simistarka koowaad sanad dugsiyeedka jaamacada bariga africa qaybta ufariistay afar boqol oo arday kuwasi oo dhiganayay shankuliyadood oo jaamacada kamid ah.

Maamulaha jamaacada bariga africa qaybta Gaalkacyo ayaa waxaa uu sheegey in imtixaanka ay ardaydu u fariisteen 21 kii bishaan waxaana ardayda ay baranayeen ,kuliyada caafimaadka qaybaheeda kala duwan ,kuliyada shareecada iyo darasaadka islaamka,iyo kuliyada maamulka iyo maareynta iyo kuliyado kale.

Sheekh aadan ayaa waxaa uu sheegey in jaamacadu ay u heelan tahay sidii dadka Gaalkcayo iyagoo guryahooda jooga ay ukeeni lahayd aqoontii ay uhaajiri lahaayeen ayna sii wadi doonto sidii ay usoo saari lahad arday aqoontoodu sarayso.

Hoos ka dhagayso Codka Sheekh Aadan

Hoos Ka daawo sawirrada

3 4 6 8 9 20170120_201702 20170120_201713 20170120_201748 20170120_201757 20170120_201854 20170120_201907 20170120_201938 20170121_015320 20170121_015333 20170121_015347 20170121_015423 20170121_015425 20170121_015655 20170121_015705 20170121_015735 20170121_015743 20170121_015755 20170121_020201 20170121_020259 20170121_020410 20170121_020419 20170121_020422

About The Author