Akhri:-Guddiga Gurmadka abaaraha Puntland oo soo bandhigay liiska lacagaha soo gaaray Gudigooda

Guddiga Gurmadka abaaraha Puntland,waxay u mahad celinayaan cid walba oo ka qayb qaadatay gargaarka walaalahooda ku tabaaloobay abaaraha baaxadda leh ee ku habsday gayiga Soomaalidu degto.

Dhanka kale,waxaan u sheegaynnaa Ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogto in ay dadka abaartu hayso u dadaalaan oo aysan ka daalin inta Allaah raxmad waasic ah ina siinayo.

Liiskaani waa dadka ka baxsan magaalada Boosaaso ee guddiga soo gaarsiiyey lacago taakulo ah, waxaana ku xigi doona liisaska Boosaaso hadba intaan ka gaarno, Allaha abaarta naga saaro.

Hoos Ka Liisaska

one Three Two

About The Author