Dhagayso:-Dhakhaatiirta Magaalada Qardho Oo Ka Hadlay Xanuuno Barayahan Bulshadu Ka Cabanayeen

Inta badan bulshada ku dhaqan magaalada qardho ee xarunta gobolka kar kaar ayaa waxaa ay wayahaan ka cabanayeen xanuunka ka duudiyaha oo aad ugu dhacayayay qaybaha kala duwan ee bulshada waxaana badi xanuunkaan ku dhacaa kala goysyada jirka.

Cabashada shacabka ee xanuunkaan ayaa waxaa ay keenatay in dhakhatiirta xaafimaadke ay degmada qardho ay ka hadlaan xanuunkaan waxaana ay sharaxaad ka bixiyeen xanuunkaan iyagoo sheegey in qandho daran ay shacabka ku hayso.

Shacabka taga xarumaha caafimaadka ma sheegi karaan halka dhabta ah ee xanuunkaan uu hayo madama uu xanuunkaan dhowr xanuun u eg yahay sida malaariyada madama uu aad u qabto qanjira,kala goysyada lafaha waxaana xanuunkaan gudbisa qayb kamida kaneeca.

Hoos ka dhagayso

 

About The Author