Dhagayso:-Madaxwyne xigeenka Dowlada Puntland ” Cali Khaliif Cid Taageersan Haduu Haysto Waa La arki Lahaa

Madaxweyne xigeenka dowlada Puntland Mudane C/xakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar oo ka hadlayay hishiisyo hordhaca oo soomaaliland lagashay cali khaliif galayr ayuu sheegey in hadii cali khaliif uu haysto dad taageersan oo uu ogyahay in arki lahaa.

“Cali Khaliif hadii uu haysto dad taageerayaal uu ogyahay waa arki lahaa  isagoo kaligii ah buu gaari noohaa buuhoodle ka raacay waxaa waayeen meeyay dadkuu haysto qofkaa laga doonayaa inuu ka fakaro hadalka uu orayo ayuu sii raaciyay hadakiisa mudane C/xakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar.

Madaxweyne xigeenka dowlada Puntland Mudane C/xakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar ayaa sheegey in kuwa la shaqeya cali khaliif aysan jirin waxa ay ka faaiidayaan wuxuuna intaa raaciyay in inta taako dhul puntland leedahay ay maqan tahay ay wax waliba Soomaaliland ku dayayan wada hadal iyo wax lamida aakhirnaka wixii laga marmi wayo lagu dadayo.

Hoos ka dhagayso

About The Author