Dhagayso: Laas Caano oo Isu soobaxyo ka osocdaan.

Magaalo madaxda Gobolka Sool ee Puntland ayaa waxaa ka soconay isu soobaxyo ay qabanayaan dadweynaha magaalada oo ay ugu horeeyaan dhalinyarad deegaanka, kuwaas oo doonaya in lasoo afjaro Colaad ka socota deegaano hoosyimaada Gobolka Sool.

Colaada u dhaxaysa labada beelood ee wada dag Koonfurta laascaano, kuwaas oo ay colaadoodu soo noq noqotay ayey, dadweynuhu waxaa ay ka codsanayaan in ay Colaadaas Joojiyaan, waxaana ay fariin u direen dhalinyarada, odayaasha, ganacsatada iyo maamulada in awax laga qabto arinkaas.

Midkamid ah dadweynahaa aayaa yiri “Anigu ma oranayo labada beelood, ee waa beel Qura, mana lagaran karo waxa ay isku hayaan, waa cawro arintaani inagaana nalooga baahan yahay in aan asturno, gaar ahaan dhalinyaradu waa in ay arinkaan u kacdaa”

Dhagayso

About The Author