Wasiir ka amniga Puntland oo dalka kusoolaabtay Fariina u diray Bulshada (Dhagayso).

Wasiirkii amniga Dowladda Puntland, oo muddo dheer ku maqnaa Dalka Dibaddiisa ayaa haatan wadan dib ugu soolaabtay, Waxaana uu dadka reer Puntland u diray Baaq laba dhinac ku wajahnaa.

Wasiirka ayaa waxaa uu qaybaha kala gadisan ee Shacabka Puntland ka codsaday, in ay ka shaqeeyaan amaanka, kuwa qaska amaan wadana siwada jir ah looga hortago, waxaa kale oo uu dadweynaha soomaaliyeed ka codsaday in lasoo cafiyo Madaxweynihii hore ee Puntland AHN Jen: Cadde Muuse Maxamuud oo maalinkii shalay lagu aasay Magaaladda Boosaaso.

Dhagayso Hadalka Wasiirka.

About The Author