Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo oo Safarkiisii ugu horeeyey u ambabaxay

23 feb 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxa uu saakay u ambabaxay safarkiisii ugu horeeyey ee uu uga baxay dalka Soomaaliya.

233-9c1

Madaxweynaha ayaa u ambabaxay wadanka baqortooyada Sacuudiga iyadoo ay safarkiisa ku wehliynayeen xildhibaano , wasiiro , taliyaha  ciidanka Booliiska iyo masuuliyiin kale.

Safarkan ayaa noqonayo kii ugu horeeyey ee uu dalka uga baxo Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo tan iyo markii loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya.

Puntlandes.com

About The Author