Daawo sawirrada madaxweynaha maamulka Ahlusunna oo kula kulmay Muqdisho Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya

25 feb 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha maamulka Ahlusunna Sunna ee Gobolada Dhexe Sheekh Maxa’ed Shaakir oo casuumaad rasmi ah uu ka helay Madaxweynaha JFS Maxamed C/llahi Farmaajo.ku yimid dhawaan isagoo ka qayb galay caleemasaarkii madaxweynaha ayaa Muqdisho kula kulmay maanta Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar.

Madaxweynaha ayaa safiirka kala hadlay sidii ay dawlada Turkigu uga caawin lahayd maamulkiisa Gobalada dhexe Abaarta saamaynta wayn ku yeelatay dadka iyo Duunyadaba, isagoo ka codsaday caawimo deg deg ah. Madaxweynah maamulka Gobolada dhexe ayaa waxa uu kulamo aan kala kac lahayn la yleeyahay Wakiilada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Daawo sawirrda
234-1e6a

234-1e6b
Puntlandes.com

About The Author