Daawo Gudoomiyaha Gobolka Nugaal oo u digay Siyaasiyiinta Qaswadayaasha ah ee Puntland

1 marso 2017 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gobolka Nugaal mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) ayaa maanta kullan ballaraan oo ka dhacay Caasimada Puntlandes ee Garowe oo uu ka ka jeediyey digniintii ugu cuslayd ee ku wajahan Kooxda Aaranjaan ee Qaska iyo Qalaasaha ka wada Caasimadda Puntland ee Garowe.

Gudoomiye Cumar ayaa yir “..waxaa loo baahan yahay Nabad, Nabaduna Gorgortan ma gasho, qofna dantii maaha dadkoo dhan bay dan u tahay…”

Daawo Gudoomiyaha Gobolka Nugaal oo u digay Siyaasiyiinta Qaswadayaasha ah ee Puntland

234-1f6

Puntlandes.com

About The Author