Dhagayso-Faaqidaada VOA: Golaha Wasiirada ee Lasoo Dhisayo & Carqabadaha horyaala (XASAASI)

17 marso 2017 (Puntlandes) Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka ee VOA waxaa uu ku saabsan yahay todobaadkan xukuumadda cusub ee la filayo inuu soo dhisayo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre iyo qaabka ay noqon doonto.

234-2b9

Wasiirada la saadaalinayo inuu soo magacaabo Khayre ma ahan wasiiro leh miisaankii waxqabad ee laga filayey dawlada cusub oo ay shacabka Soomaaliyeed ka sugayeen dawlad ka duwan kuwii ka horeeyey kana filayeen inay usoo celiso dawladnimadii iyo kala dambayntii Soomaaliya ka maqnayd muddada dheer.

Halkan ka Akhriso maqaal ay Warbaahinta Puntlandes ka qortay: XOG: Golaha Wasiiradda Cusub ee DFS oo laga yaabo inay waayaan Kalsoonida Xildhibaanada

Dhagayso barnaamijka Faaqidaada todobaadka ee VOA oo ay marti ku yihiin Xildhibaano iyo aqoonyahano


Puntlandes.com

About The Author