Daawo Muuqaalo Ciidamada Puntland ee PSF oo u istaagay wax u qabashada dadka Abaartu saamaysay & Bilicda Caasimadda Puntland

25 marso 2017 (Puntlandes) Ciidamada Puntland ee PSF  ayaa ku deeqay dadka ay abaat´rtu saamaysay iyagoo Raashoinka ka koobnaa Bur, Basiir, Sonkor, caano iyo Timir gaarsiiyey Qosas kor u dhaafaya 200 oo qoys oo ah dadkii kasoo hayaamay Gobolada kala duwan ee dalka Soomaaliya.

234-6a5

Daawo Ciidamada Puntland ee PSF lagac ay kasoo jareen Mushaharkoodii Raashin iyo Biyo ugu deeqay Walaalahooda

Dhaka kale Ciidanka PSF ee Puntland ayaa wadooyinka caasimadda Puntland ee Garowe ka sameeyey dhirayn iyo Nadiifin

Ciidanka PSF oo awalba u hayey shacabka iyo dawladda Puntland shaqo aad u culus ayaa iminka usoo jeestay kor u qaadida bilicda Caasimadda iyo gargaar u fidinta dadka Soomaaliyeed ee ay saamaysay Abaartu.
Puntlandes.com

About The Author