Halkee maraysaa Dhismaha Wadad Garoowe Gaalkacyo? (Sawirro)

6 June 2017 (Puntlandes) Waxaa si toos ah u bilowday dhismaha wadada u dhaxaysa Xarfo iyo Jalam, dhismaha wadadaan ayaa ka bilowday magaalada Burtinle iyada oo shaqadu u socoto dhinaca Xarfo.
Hawlwadeenada ku hawlan dhismaha wadada ayaa gabi ahaanba ka xiray gaadiidka wadadii hore oo dhismuhu ku socdo, iyadoo Gadiidku ay haatan marayaan wado ku meel gaar ah oo loo sameeyey inay isticmaalaan, waxaana haatan dhismuhu ku jiraa wajigii Koowaad, oo isugu jira dib u xaaqid iyo samaynta wadada Cusub.

Sawirro.

IMG_20170520_104511

IMG_20170520_112517

IMG_20170520_112543

IMG_20170520_113406

IMG_20170605_093351 IMG_20170605_100123 IMG_20170520_113547

Puntlandes.com

About The Author