Xildhibaanadii uu xilka ka qaaday Ahmed Madoobe oo dacwad u ka dhan ah go’aankaas u gidbinaya Maxkamada sare ee DFS

6 June 2017 (Puntlandes) Labadii Xildhibaan ee uu xubinnimadii Baarlamaanka Jubaland ka qaaday Ahmed Madoobe ayaa  dacwad ka dhan ah go’aankaas aan sharcihga waafaqsanayn u gidbinaya Maxkamada Sare ee Fadaraalka Soomaaliya.

235-3b6

Labadan Xildhibaan oo kala ah Xildhibaan Cabdikadir Ibrahim Cali iyo Xildhibaan Maxamed Calili Yuusuf ayuu Axmed Madoobe si sharci daro ah xilka uga qaaday 28kii May 2017, halkan ka akhriso faahfaahin ku saabsan xildhibaanaddan.

Dhanka kale Aqoonyahano ka soo jeeda dhammaan Beelaha JUBALAND ayaa waxay abaabul aad u xoogan ugu jiraan inay taageero lixaad leh siiyaan Garabka Barlamaanka Mucaaradka JUBALAND ee uu hogaamiyo Xildhibaan Maxamed Calili Yuusuf.

Puntlandes.com

About The Author