Daawo Video: Galayr “Somailand Aqoonsi dambe raadin mayso ee meesheenaa la inoogu imaanayaa”

24 June 2017 (Puntlandes) Cali Khaliif Galayr oo dhawaan Hargaysa uga dhawaaqay inuu ku biiray Somaliland ayaa sheegay inaan Somaliland u baahnayn in ay aqoonsi dambe raadiso maadaaba uu isagu ku biiray.
4
Galayr oo ka hadlayey aqoonsi raadintii ay Somaliland mudada dheer raadinaysay iminkana u muuqata inay ku daashay ayaa yiri “Somailand Ictiraaf loo yaaco oo looba gurguurto waa ka koraynaa walee meesheenaa la inoogu imaanayaa”

Daawo Galayr oo Hargaysa & Fasal Cali Waraabe niyadda ugu qaboojinaya inuu isagu hayo ICTIRAAFKA Somaliland

Puntlandes.com

About The Author